Bajaajle iyo garoob sheeko cajiib dhex martay.




Mid bajaajle ahaa iyo garoob uu soo mehersaday ayaa maalin magaalka banaankeeda (Tropical village hotel Dayniile) u tageen baashaal. Mar ee ciyaarta waxwaxeeska bilaabi rabeen ayaa gabadhi tiri, "Jooji, waxaan horey aanan kuugu sheegin ayaa jiro, ninki horey iisoo guursaday, markoo i waxwaxeyhaayo lacag $10 ah ayuu isiin jiray." Bajaajlihi oo miir badan aan laheyn ayaa lacagti dhiibay, kadib waxwaxeyski ayaa sidaasi ku dhacay. Baashaalki kadib, bajaajlihi ayaa iska fariistay kursigi hore ee bajaajta isagoona bilaabay inuu haadka soo fiiriyo. "Maxaad u kaxeyn la'dahay bajaajta?" gabadhi ayaa weydisay. "Hagaag, sidaad ogtahay, bajaajle ayaan ahay aniga, lacagta qofka aan inta ka wado oon magaalka dib ugu celiyo waa $15..."

Ujeedka sheekada: Hadii aad qof si uusan kaa mudneyn ula dhaqanto, waxaa dhacda inta badan natiijada kasoo baxda inaad adiga guuldarada iyo dhibaatada ugu weyn kala kulanto.

Waxaa macquul ah inaad adiga iiga faham badan tahay ujeedka sheekada ee nala wadaag waxaad ka fahamtay adigane. #Mahadsanid

No comments:

Post a Comment

Daawo Muuqaalka. #Mahadsanid